ma aaminsantahay xayawanada in ay jecely dareman ayna isku damqadan dhaxdoda..?

Bulsha:-  Dad badan waxeey dhahaan xayawaanka ma lahan dareen. Xaaskiisa baa si daran u dhaawacantay. Waxaa dar daray/jiiray baabuur iyadoo jidka tartiib u gooyneyso. Wuxuu u keenay cunto asagoo u muujinaayo jaceeyl iyo diir nixid. Wuxuu mar labaad u keenay cunto laakiin waxeey ku noqotay argagax markuu arkay ineey dhimatay. Wuxuu isku taxluujiyay inuu dhaqaajiyo uu meel kale geeyo... Dadaal shimbireed oo si dhif ah loo arko. 

Asagoo fahansan in saaxiibtiis eey dhimatay, buu ku dhawaaqayay/qeeylinaayay jaceel qushuuc ku dheehan tahay. Wuxuu garab joogay, dhimashadeeda dag dagaa. Ugu dambeeyntii, wuxuu qolofteeda la garab istaag sanaa murugo iyo tiiraanyo. Dadka weey ooyeen markeey sawirkaan ku arkeen joornaalka ugu horeeya ee loogu aqriska badan yahay ee kasoo baxa Faransiiska. Dhamaan joornaalkaas maalintii uu kusoo soo baxay sawirkaas waa la wada iibsaday. Hadana dad badan baa weli u maleeya in xayawaanku uusan laheeyn dareen.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment