La yaabka dunida: Wiil 12 jir ah oo guursaday Gabar 11 jir ah (Sawiro)

Bulsha:- Omar waa wiil 12 sano jir ah waxa uu guursaday Gharam oo 11 sano jir ah, kadib markii ay isa siiyeen waalidiintooda.

Wiilkan iyo Gabadha ayaa u dhashay dalka Masar, waxaana guurkooda ku dhawaaqay aabaha Omar Nasser Hassan.

Arooskan oo noqday mid aad looga hdal haayo dalka Masar, ayaa ka dhacay meel 75 Mile u jirta magaalada Qahira.


Waalidiinta labada qoys iyo asxaabta saqiiradaan is aroosay, ayaa si aad ah usoo camiray xaflada arooska.

Sawirada lamaanahan aan qaan gaarin ee is aroosay ayaa lagu baahiyay baraha Bulshada ay ku kulmaan dalka Masar, waxaana jiray dad badan oo si aad ah u dhaleeceeyay waalidiinta dhashay wiilka iyo Gabadha.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment