Haweeney lagu furay arimo cajiib ah -Iska Ogow

Bulsha:- Haweeneydaani ayaa lagu furay Qodobo 8 ah oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib markii Haweeneydaasi ay ka talaabsatay Qodobadii lagu guursaday oo ahaa sida:-

1- Qosol badan oo laga mamnuucay
2- is carfinta oo laga mamnuucay
3- Asxaabta badan oo laga mamnuucay
4- Labiska oo laga mamnuucay
5 Cunitaanka badan
oo laga mamnuucay
6- Guri hagaajinta badan oo haweeneydaasi laga mamnuucay
7- Isticmaalka Suulida badan oo laga mamnuucay
8- Booqashada ehelkeeda oo laga mamnuucay

Hishiiska arooska ayaa waxa uu kamid ahaa in Haweeneydaasi aysan jabin 8-Qodob Hayeeshe ninka ayaa la sheegaya in uu ahaa Ruux aan dhameystirneen Caqligiisa waxa uuna wanaag u arkay in Haweeneydaasi oo ah xaaskiisa inuu ku xiro ama la meel dhigo inaysan jabin 8-Qodob oo kor ku xusan.




  Send To > Keep unreadDelete








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment