Bulsha:- Fanaaniin badan Oo la soo dhex dhigay Muuqaalka fanaanadaan ayaa cod isku mid ah ku doortay in ay tahay fanaanada uguq uruxda badan fanaaniinta xiligan Nool ee fanka ku jira.
Barwaaqo Qalanjo ayaa gashay Booskii Khadiijo qalanjo ugu jiri jirtay fanaaniinta quruxdooda taasi oo keentay in ay fanaaniinta wada taageeraan gabadhan codkeeda iyo Muuqeeda uu cajabiyay fanka.
HALKAN KA DAAWO FANAANAD QALANJO:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment