HAL SHEEKO: Waa Madhasho Maxaa loo lahaa?

Bulsha:- “Waa ma dhasho. waa ma dhalays. waxbeey dhabataa”. waxeey dadka deegaanka ay ku xantaanba Xaali maanta waa marwo..waxeey u dhaxdaa Geelle..oo ah nin xille gube ah..

Waxaa guurka Marwo Xaali .. Geelle uga horreeyey 4 rag ah oo midkoodna aysan waxba u soo dhalin.. waloow ay muddo 19 sano ku dhawaad ay Garoob ahayd..

Marwada waxeey jeclaan lahayd in Alle u hibeeyo Oday baari ah ..nasiib darro ma aysan helin .

waase mid ku xiran Ogolaanshaha Alle..

Dadka ka soo kala jeeda labada Calafka Alle isagu daray ayaa saaka kala aaminsan labo aragti oo is diidan..

Geelle iyo ciddiisa ayaa ku doodaya in gabadhu ay leedahay Uur.. halka dadka deegaankuna ay sheegayaan in waxa ka soo kuusan Caloosheeda aysan ahayn Uur balse ay tahay Malaariyada Caloosha gasha.. waase la arki doonaa waxa uu xaal ku danbeeyo..
Qormadaan Waxaa Qorey:

 Abuukar Salaad Diiriye (Fareey)

Waxayna Sheekada ku bilaabaneysaa:









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment