galmada kursiga iyo qaabka ay jecelyihiin in loogu galmoodo hablaha gaagaaban

Bulsha:- Haddii aad tahay nin gaaban isla markaana aad dooneysay inaad haasaawe iyo jaceylba la wadaagto gabar kaa dheer muuqaal ahaan, sheekadaani kuma afnaceyso… 

Hadaba si taxadar leh u akhriso maqaalkaan uu TIM NIXON ku qoray majaladda The Sun.

Baaritaan la sameeyey ayaa daaha looga qaaday in boqolkiiba 80 hablaha dhaadheer ay raadiyaan isla markaana jecel yihiin la kulanka, haasaawaha iyo la sameynta jaceylka labka lagu tilmaamo nuuc special ah kuwaasoo dhirirkoodu yahay ugu yaraan LIX FOOT.

Daraasaddaan ayaa inteeda ugu badan waxaa laga soo saaray baraha la isku shukaansado, waxaana sidoo kale xiiso leh in hablaha gaaban ay sidoo kale jecel yihiin ragga dhaadheer.

Baaritaankaan waxaa sidoo kale lagu ogaaday in hablaha dhaadheer ay heerka galmo ahaaneed uga wanaagsan yihiin kuwa gaaban maadaama ay soo saari karaan raaxada heerka ugu sarreysa ah marka kulanka sariirta lagu jiro.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment