Bulsha:- Ceeb maahan in hab waliba oo macaantaadaada ka heli karto gariirka
galmada u sameeyso , hadaba galmada lagu sameeyo istaaga ayaa
haween badan la dhareeraan oo wax ay helaan macaan kii ugu
dambeeyay.'
Habkaan ayaa ah in ninka uu istaago halka haweeneyda iyana ay
gacameeda ku qabsaneyso qoorta ninka , waxa uu ninka sameeynayaa
in uu kor qaado lamaantiisa si lugaheeda ugu qabsato dhexdiisa
(Kiliyaha).
Aad ayay u macaan badan tahay habkaan , waxa uuna malabyaroowga si
rasmi ah u gaarayaa gudaha fog ee xubinta haweenka oo waxa uu soo
xoq-xoqayaa darbiga dambe , waxaase muhiim ah in marka ciyaartaan la sameynayo in haweeneyda gadaasheeda wax adag oo ay ku tiirsato yaalaan .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment