Dumarka mexey ku jecelyihiin Raga xubita taranka dheer leh waa fikrada lasoo aruuriyay

Bulsha:- Markaan Leenahay dumarka xiligaan jooga waxaan ka wadanaa dumarka waqtigaan aduunka jooga
qaasatan kuwa dhalinyarada ah kuwa jiraan haweynka waa weyn waayo qarni walba waxaa
soo baxa dumarka kuwii hore ka duwan waxaan hada la oran karaa dumarka hada jooga waa
kuwii ugu il baxsan dumarkii hore ee aduunkasoo maray taas waa fikrada xogcusub ee taada
mahan aqristae.

Dumarka xiligan jooga waxaa ay ka jecelyihiinraga guska weyn kuwa guska yar markaan
sidaas leenahay waxaa la is oran karaa sidee ay arintaa ku dhici kartaa waa dhici kartaa waayo
wax kasta waa ay dhacaan sidaas la soco.
Haweynka hada joga ma jecla inta badan ninka guska weyn waayo dumarka hda jogaa ma ahan
kuwo sidaas u ad adag waa kuwa jil jilacsan oo ma jecla guska weyn waxaa ay ka jecelyhiin
in loo raxeyo oo kaliya.
Raaxada dumarka ama dareenka haweynka kuma jiro qeybta hoose ee siilka ee waxaa u ku
jiraa afka hore ee siilka marka sidaas ayee u jecladeen raga guska yar waayo afka hore ayuu
ku jiraa dareenka dumarka.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment