Bulsha:- Dumarka intooda badan waxaa u yimaada dareenk iyo kacsi xad-dhaaf
ah marka ay ka meydhaan caadada iyo maalmo ka hor xilliga uu ku dhici
rabo.
Haweeneyda waxay dareemeysaa baahi xad-dhaaf ah, haddii ay xaas
tahay way wanaagsan tahay,
oo baahideeda xal baa loo helayaa,
haddiise aan la qabin waxaa habboon in ay soonto.
kulanka dhallinyaradooy! kiinii awooda ha
guursado, haddii eydaan awoodinna sooma”,
taasi waxay daliil cad u
tahay in baahida xagga galmoodka ah ee aad dareemeyso marka aadan
xaas aheyn way ku yaraataa soonka.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment