Bulsha:- Waxaa soo badanaayo robotyada ama boombalo naag ah oo loo sameeyay sida dumarka aadan ka garaneynin qof bani aadam.
Boombalahaan oo loo sameeyay sida dumarka ayaa waxaa loo galiyay kastuun iyo rajabeeto kaliya, mar dhow ayaa waxaa lagu soo bandhigay bandhig carweed la dhoho Adult Entertainment Expo oo ka dhacay magaalada Las Vegas.
Mawaxaad u maleysay iney shib tahay? Maya, boombaladaan sex-ga ah waxaa loo sameeyay si ay u bixiso dhaq dhaqaaq iyo cod dareen galiya qofka isticmaalayo, tusaale, hadii aad taabato gacanteeda waxey bixineysaa dhaq dhaqaaq waxeyna ku leedahay "I love holding hands with you" .
Shirkadaan soo saarto boombalahaan sexy ga loo ekey siiyay dumarka ayaa sameyso boombalayaal naag hadba nuucaad jeceshahay. Sawirkaan aad hoos ku aragto waa mid kamid ah boombalayasha ay sameyso shirkadaan.
Hadii aad rabto inaad iibsato robotkaan sexy ga ah waa inaad bixisaa lacag dhan USD$ 7000 ilaa USD $9000, hadba waxey ku xerantahay fasilitiska uu leeyahay robotka.
yaa rabo?

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment