Bulsha:- Jilaaga boqorka Bollywood ee Shahrukh Khan ayaa soo wada filim jaceyl ah oo loogu magacdaray Dear Zindagi oo micnaheedu yahay (Nolosha qaaligeedaay) filimkan ayaa waxa la jilaya atriishada Alia Bhatt lagu magacaabo waxaana filimkan oo romantic ah uusoo jiitay indhaha dadka kadib markii lasii dayaay sawiradi ugu horeeyay ee laga qabtay filimka.
Shahrukhan ayaa wali waxaa muuqata in aan laagu gaari kareyn dhanka roomaantiga markii l jilayo , waxaana muuqaalada filimka laga arkayaa in ay labadan jilaa ay ku raaxeesteen jawiga.
Filimkan ayaa waxaa soo wada saaray oo gadaal ka istaagay xaaska Shahrukh Khan Guari Khan iyo filim sameeyaha weyn Karan Johar waxaana uu shaashada kasoo muuqan doonaa bisha november 25 keeda.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment