Daawo Sawirada:- Lamaanayaal Gaa gaaban Oo Fanaaniin Ah Oo Mar Qura Loo Dhigay Aroos Wadajir Cajiib Ah

Bulsha:-  Todobo Lanaane oo ahaa dadka Gaagaaban ayaa Guur Wadareed loo gu sameeyay Caasimada Wadanka Shiinaha ee Bijiin ,Xafladaasi oo aheed mid qiimo badan dad badana kasoo qeyb galeen.

Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniin hadana gaagaaban ayaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwaad lagu magacaabo “Tianpi Shadow” Dad`da lamaanayaashaasi ayaa u dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ay yahiin 4 feet.

Goobta aroska ayeey soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro inta aysan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd lamaanayasahaasi.

Dareenka lamaanayasaha ayaana ahaa mid farxad badan laga dheehanayay iyadoona sacbis badan la kulmeen xiligii ay socotay xaflada arooskooda.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment