10 wax ay dumarka ka cabsadaan markay galmada sameynaayaan

Bulsha:- 10 wax ay dumarka ka cabsadaan markay galmada sameynaayaan

dumarka iskuwada mid ma ahan laakin intooda badan waxay ka mideysan yihiin caadooyin 

sidaan ognahay gabdhaha somalida waa la gudaa oo waxaa la gudaa mid fir cooni ah oo sifiican ayaa loo tolaa

gabadha somalida markey guursaneyso waxay saaxibadeeda kala hadashaa ama hooyadeed xataa habeenka bikra jabinta taas oo cabsi weyn ku heeyso

gabadha habeenka aqal galkeeda waxaa ku taagan oodin sida qodaxda oo kale ah oo ay ka cabsaneyso meeshii laga rabay ineey ku faraxsanaato

taasna waxaa u sabab ah dhaqanka somalida ee gudniinka fircooniga

iyo raga oo ku sheekeysto naagta hada bikra jabin weyso habeenka kuugu horeeyo nin kuuma taqaano arintaas oo ah wax jaahilnimo ah

gabadhana si ay waligeed bikro u ahaato waxaa latolaa duleelka siilka oo dhan 

taas ayaa ragana dhibaana ka maraan ineey guskooda u galo meel tolan oo duleel yar xitaa laheyn

Riix halkaan ka aqriso sida loo bira jabiyo gabadha fircooniga ah qaab sahlan

kuwaan ayaa kamid ah cabsida gabadha fircooniga habeenka aqal galkeeda

1. cabsi ineey xanuun dareento waana dhacdaa mar walbo

2. cabsi nin ay hada soo guursatay oo isku hor qaawinaayo ileen waligeed meysan arkin nin qaawan waa ka naxeysaa

3. bikra jabinta iyo ninka inuu xoog u isticmaalo ama far ku riixo

4. ineeyba ka baqeyso ninka ay soo guursatay haduu yahay nin waalidkeed ku dareen
. (Via: shutterstock) cabsida gabadha habeenka galmada cusub bikro jabinta
5. waxay kacabsaneysaa in ninka dilo hadey xanuunsato kana diido galmada

6. galmada qasabka ah waxay ka mid tahay ayadana arimaha ay ka baqaan

7. in qeyladeeda la maqlo dariska marka la bikro jabinaayo xanuun dartiisa

8. ineey socon weyso xanuun dartiis markey todobada ka soo baxdo

9. ineey arooskeeda farxada ah murugo u noqoto

10. in saaxiibadeeda ku sheekeystaan hadey ka dareemaan iney socon karin dhaaawac soo gaaray aawgeed

qodobadas 10 ka wax yaabood ah ayay dumarka ka cabsadaan markay galmada sameynaayaan habeenka ugu horeeya ee aqal galkooda bikro jabinta (Aadan yo).








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment