Bulsha:- nin yahow markey galmada socoto ha noqonin daneeste raba inuu asaga kaliya raaxeesto
taladaan waxay ku socota qaas ahaan raga biya baxa dag daga ah ku dhaco oo is adkeyn karin
waxaa inta badan ragaan galmadooda ku soo gaba gabeeyaan wax kayar 10 ama 5 daqiiqo ayadoo gabadhi wali biya bixin ama aanan helin macaanka galmada
maanta waxaan idiin soo bandhigeynaa 10 sababoob oo ku kalifa gabdhaha iney nacaan galmada xalaasha ah
waxaa ka mid ah 10 ka sababood sida soo socoto
1. in ninka ciyoo biya baxo ayadoo gabadha aan gaarin gariirka ama biya baxin
2. in ninka asagoon taataabanin galmada bilaabo
3. inuu asagoo soo qabeysanin oo wali shiiraayo galmada ku bilaabo gabadha
4. inaad afkaaga oo u rayo shumis ku bilowdo
5. inaad galmada inteysan bilaabanin dharka iska siib ku dhahdo xaaskaaga intaad adiga ka siibi laheyd si romantis ah
6. inaad kaligaa raaxeysato aadan ka fakarin ayada meelaha ay ka kacsato
7. inaadan naasaha ka tuutuujinin iyo meelaha ay jeceshay in laga dhuuqo
9. galmada ku dhufo oo ka dhaqaaq da ah dumarka waxay nacsiisa galma danbe iney sameeyaan
10. biya baxa deg dega ah raga qabo tasna waxaa u sabab ah asagoon u raaxeyn gabadha ayuu bilaabaa galmada
tobankaas waa kuwa asaaska u ah ineey gabadha nacdo galmada dhan (Aadan yo ).

(Via: getty images) 10 sababood oo gabdhaha nacsiiya galmada dhan
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment