Bulsha:- Ragga badan ayaa inta ay is leeyihin haweeneyda soo jiita ayay waxa ay ku dhaqaaqayaan talaabooyin la yaab leh taasi oo haweeneyda ku qasbeysa in kumanaan Mayl ka fogaato ninka, waxa ayna xayatai.com ku sheegeysaa dhowr arin oo haweenka madax wareer ka qaadaan.
-Xariirka Badan: in aad wicitaan badan ku sameyso haweeneyda aad jeceshahay waxaad ku weyneysaa ixtiraamkii ay kuu haysay , waxa ayna ku qasbeysaa xitaa in ay wayso in ay ku soo hiloowdo , waxaa ninyahoow aan xariifka aheyn kuula gudboon in xariiro kooban la sameyso .
2-Ninka Ku Hor Ooya Haweeneyda: waxaa hubaal ah in haweeneyda jeceshahay ninka dareemaha naxarista leh balse ka digtonaaw niyahow in aad ahaato nin jil jleeca ka batay si aysan haweeneyda u seegin fahamkii ninka ay ka qabtay.
3-Ninka dadka hortooda ku buun buuniya dareemihiisa: haweeneyda waa ay jeceshahay in meel waliba ugu muujiso jaceylka aad u qabto balse waa hab ixtiraam uu ku jiro ogoow kama hesho mid ka bad badis ah taasi oo dadka kale ka xishoosineysa .
4- In loola dhaqmo sida cunigii: ma jeclo haweeneyda ninka sida cunug ula dhaqma , ee ninyahoow iska badel dabeecadaas.
5-Ninka wax waliba haweeneyda adiga dooro dhaha: waxaa muhiim ah in xaaskada wax yaabaha qaar uaad u doorto
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment