Bulsha:- Dad badan ayaa iska dhaadhiciyay in cunooyin gaar ah ay xoojiyaan rabitaanka cayaarta sariirta taasi oo ku qasabta in si xad ka bax ah u qaataan cunooyinkasi, hadaba warbixintaan waxaan ku soo koobeynaa sheekooyin dadka awooda galmada ku yar tahay iska dhaadhciyeen oo ah in ay awood ka helayaan hadii tubtaan qaadaan ,waxa ay yihiin sida tan.
Cunooyinka Badda: waxaa jira qalad si weyn u shaac baxay oo ah in cunooyinka badda lagala soo baxo sida qubada iyo wax yaabo kale oo la xariira in ay ay xoojiyaan awoodda galmada , taasina sax ma ah , ma jirto cunno si gaar ah awood galmo u keenta balse waxa ay jirka kaliya ka saacideysaa in in uu helo cunno isu dheeli tiran.n
RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQALKA 
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment