Su’aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer Nuuciisa aan layaabay oo iga yimaada xiliyada aan? Sameenayo Galmada

Bulsha:-  Assalamu aleikum dhammaan dhaqaatiirta waqtigeeda ku tabarucay intaa kadib waxaan si dabacsan u doonayaa in la iiga soo jawaabo suaashan ( waxaa dhib weyn igu hayaa dhareer kaas oo iga yimaado marka aan seexdo waan dhareer ka imaanayo afka waxuuna wataa shiir ama suudh marka maxaa keenaa mase la daaween karaa ? suaasheeda waa taas hadii la fahmi waayo waan idinka raali galinayaa hadiii faafaahin kale la iiga baahdane diyaar ayaan jazaakumulaahu kheral jazaa walm

HALKAAN KA DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment