Jacaylka iyo macaanka galmada maxaa ka dhaxeeya

Bulsha:- Xiriir weyn ayaa ka dhexeeya jacaylka iyo galmada, naagta marka ay ninka jeceshahay, aad ayay ugu raaxaysanaysaa, waayo jacaylka ayaa wuxuu ku xambaarayaa kacsi daran, 

marka ay ninka neceb tahay uma kacsato farjikeeda xitaa wuxuu noqonayaa mid qallalan, dad waxa baara marka ay baareen waxyaalaha kacsiga kordhiya waxay ogaadeen in jacaylka uu yahay midka ugu muhimsan, 

astaamaha kacsiga gbadhaha waxaa ugu daran jacaylka marka ay ninka jacayl u qabto jirkeeda oo dhan wuu soo dhoweynayaa ninka aadna way raaxaysanaysaa,

bahalkeedana aad buu u dhacaamayaa, naasaheedana aad ayay u taagmayaan siiba ibta naasaha, xaadadeedana way istaagaysaa, 

qooq gabadhaha jacaylka ayuu ka soo fulayaa, sidaa awgeed waxaa fiican naagta aad jeceshahay inaad guursato sidoo kale gabadhana inay guursato ninka ay jeceshahay








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment