Siigada farta ama Muuska dhibka ay gabdhaha u keeni karta

Bulsha:- Siegada farta waxaa laga wadaa in gabadhu ay ku raaxaysato farteeda, oo sidaas ay biyaha isaga keento, taas waxay keeni kartaa inay nacdo galmada dabiiciga ah,siiba haddii ay mar kasta samaynayso,



 haddii ay si xoog farta u adeegsato waxaa laga yaabaa inay sidaa ku bikarjabto muddo ka dib iyadoon is ogeyn, gabdhaha qaar waxay adeegsadaan qalin ama wax la mid si ay ugu xoqxoqaan
dibnaha farjiga taas oo ay ka helaan raaxo kaddib qaar baa sidaa ku biyabbaxa,


nin aan ku kalsoonahay ayaa wuxuu ii sheegay in gabay ku jirtay kulejka lafoole waagii dowladda ayaa si kedis ah ayaa bahalkeeda ku bararay marka dhakhtar loo bandhigayna waxaa la arkay moos cayriin ah kuu bahalkeeda ku dhexjabay wuuna ka soo bixiwaayay.

marka gabdhaha kacsiga badan seedaga waxay bilaabaan marka ay gaaraan 13 sano, waxaa laga rabaa gabadha inay ka fogaato iskicinta iyo siigada waa inay guurka ku degdegtaa guurka laga xishoodo waa wanaag gabdha ka ilaaliya xumaanta







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment