Bulsha:- Wadada ugu fiican waa inaadan khasbin, istiinka aad u badisid ilaa aad kadareentid in canbarkeeda uu qoyay jirkeedana uu soodaayay dheecaankii fududeynayay galmada sidoo kale inaad la socotid dareenkeeda oo hadey meeli xanuunto aadan khasbin, dumarka qaarbaa adag oo lagayaabaa ninka naxariista badan inuu habeenka koobaad ama labaadba u noxo uusan bikra jabin, hadaadse istiinka badisid dareenka badan ayaa xanuunka ilowsiinaya.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment