Bulsha:- Haweenka badankooda waxay raadiyaan nin bahal weyn leh, taas maxaa sabab u ah inay dhamaantooda ay
iska dhaadhiciyaan arintaas, waxaad ogaataa marka hore xaqiiqa galmada dhabta ah, runtiigusk ragga oo naagta qacin kara ma aha midka weyn ama midka dheer keliya, ee waxaa weeye
midka si fiican u istaagi kara dhaqsina biyaha aan ka imaanaynin, ninka haddii si dhaqsi uu u
biyabbaxo naagta waxay dareemaysaa inuu liito, wayna nacaysaa galmadiisa, bahalka ninka
hadduu gaarayo markuu kaco 10 santi mitir naag waa ku filan yahay, waayo naagaha badankooda waxay ka raaxaystaan cambarka afkiisa hore, faruuraha cambarka iyo kintirka.
Meelaha u dhow haddii fircooni ay u gudan tahayna meela laga jaray kintirkeeda, laakin figradda bahalka dheer oo weyn inuu macaan yahay waxaa faafiyay habraha waaweyn, waxaa la sheegaa naagta marka ay gaarto inta u dhexaysa soddonka ilaa afartanka, kacsigeeda.
xoogga badan wuxuu u badalmaa murqaha ku jira gudaha siilkeeda, marka waxay u baahan tahay waqtiga galmada in meel dheer la gaarsiiyo bahalka, figraddaas ayay marka faafiyeen, waayo baahidooda ayay ka cabiraysaa arintaas, hadalka marka la soo koobo naagta u baahan bahalka dheer waa naagta da’da ah oo weyn, taasna naagaha oo
dhanna ma aha, waa qaar, iyagana waxaa lagu qancin karaa midka gaaban haddii qaabab gaar
ah loogu tago.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment