Bulsha:- 1;Khamrada:
Ninka kahmara cabista badan waxaa dila cudur aan la’aqaanin
2;Cunnada:
Ninka daaimta raashinka ee ka dharga had iyo jeer cudur aan la’aanin baa dila
3;Galmada
Ninka daaim ta galmada haweenka cudur aan la’aqaanin baa dila
.
Waxaa la yiri: “Qofka caaqilka ahi waa kan
saddex waxyaabood joogteysta, ha yeeshee
aan badsan: Cuntada, socodka iyo galmada.
Waxa kale oo la yiri: “Geedka ninku waa sida
candhada xoolaha, haddii la liso wuu
dararaa oo godladaa, haddii la daayana wuu
guraa. Nin tilmaamaya siduu galmada u
jecel yahayna wuxuu yiri: “Saddex baan
la’iga maareyn karin: Hilib la cuno, hilib la
koro (sida fardaha) iyo hilib hilib lagu liso
(sida haweenka)”.
Nin baa asagoo wiilkiisa la dardaarmaya ku
yiri: “Wiilkeeyow, dumar la xaajoodkood
haku dheeraan yaanad ka xiisin ayana kaa
xiisa dhicine, inaad ka joogsato adoo u
jeellan baana laguu qaatay intay adoo jilcan
ku jiidjiidi lahaayeen”.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment