Bulsha:- WALIGAA MA DAREENTEY
CEEB IYO YAXYAX MARKA
AAD TAGTAY SARIIRTA?
QANCIN LA’AANTA
LAMAANAHAAGA
DARTEED? WALIGAA
GAARIGU MA KAAGA
DAMAY MEEL DHEXE
ADOO AAN GAARIN
HOYGAAD U SOCOTAY?
WALIGAA MA IS
TIRAAHADAY TOLOW
WAAD JIRANTAHAY EE IS
DAWEE?
Jawaabahaaga haday haa
u bataan sii aqri
warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.
Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u
dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta
dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed
dhagax oo kale ah.
Si wanaagsan wax u cun: Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa
uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska,
ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada
galmo.
Geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi: raga caafimaadka qabaahi mar walba
waa ku xariif dhanka galmadda.
jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid
kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga.
waxay kaloo caawisaa dheecaan ay soo daayaan xiniinyuhu kuwaas oo
taabo galiya habka raga,
Ka fogow cabida sigaarka: Sigaarku runtii waxa wax yeelo aan naxariis
lahayn u gaystaa
habdhiskaaga raganimada
ama qaabkaaga dareenka
waxana uu dhimaa oo la
dagaalamaa saameyn weyna
ku reebaa rabidaada
galmada,. KA FOGOW
SIGAARKA HADDAAD
RABTID NOLOL RAAXO
LEH….

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment