Bulsha:- Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad,geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa
awood badan marka uu geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado.
Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment