Bulsha:- Sida ay soo saareen baadhayaal caalami ah oo ku takhassusay cilmiga Niturationka ayaa
isku dhafka muusku waxa uu ka caawiyaa raga inuu jidhkoodu kala dago, dheefshiidkooduna si habsami ah u
shaqeeyo, arinkan oo kor u qaadayaawooda ninku uu bixinayo xilliga galmada.
Sida ay lagu sheegay badhitaannadan faraha badan ee lagu sameeyay muuska ayaa waxa lagu ogaaday in isku dhaf ay
ka kooban yihiin curiyayaasha dabiiciga ah ee muusku uu khudaartan ka dhigo sida
kiniinka kor u qaada awooda galmada ee loo yaqaan viagrada, isaga oo ninka kusoo
kordhinaya awood layaab leh, isla markaana kor u qaadaya dareenkiisa
raganimo.
fWaxaana xusid mudan in diraasadan ay ka qayb qaateen 148 nin oo kana dhacday wadammada Germany iyo France, iyada oo soconaysay muddo 4 bilood ah, taasi oo ay ragani cabeen sharaab u digma 4 ilaa 6 xabbo oo muus ah, looguna dhex walaaqay qofkastaaba nooca khudaar ee uu ka helo, waxyar uun ka hor.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment