Bulsha:- taas layskuma haysto, mana aha galmada dabada, qaabka ugu fiican waxaa weeye inay xaasku afgambi u seexato oo ninka ku kor seexdo galmada dabada iyo middan waxaa u dhexeeysa galmada dabada bahalka duleelka ayuu galayaa, laakin middaan labada beri dhexdooda ayuu ku egyahay.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment