markaan xasuus galo qooqayga waa zaa id inaan siigaystona marabo?

Bulsha:- markaan xasuus galo qooqayga waa zaa id inaan siigaystona marabo?

Asc waxaan idin waydiina markaan xasuus galo qooqayga waa zaa id inaan siigaystona marabo 


qoorahana way i xanuunaan mxasn sameeeyaa.


marka hore iska ilaali inaad iskiciso laakin haddii ay dhacdo inaad kacsato oo xiniinaha kaa xanuunayaan oo aadan ku raysan karin siigo mooye 


biyaha waad iska soo bixin kartaa markaas laakin iska ilaali seegada guud ahaan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment