Kulanka Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday In Ay Faa’ido Badan ku jirto

Bulsha:- Qubarada ku xeel dheer nolasha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada lamaane ugu fiican yahay xiliga aroortii, ayadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeydka sameeya ay ka caafimaad badan yihiin dhigooda kale.

Waxaa la tilmaamay in lamaanayaasha subixii noolasha sameeya in jir kooda uu gubo 300 oo tamar maadaama uu jir kooda uu firfir coon yahay.
Baaritaano ayaa sheegay in hormone-ka jirka haweynka xilliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweynka uu ka dhigayo mid ifiya halka ay timo qur xoona ay helayaan.

Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu labo jibaar ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca.
Naagaha qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga
gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da’da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan.
Sirka ku jrto baa waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay
rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka, halkaan ayaad ka akhrin kartaa kintirka meesha uu ku yaallo, si aad u ogaato.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment