Bulsha:- Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu, wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool
dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la xiriira ayaa lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa, kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay kacsato
Waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa, haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa keliya
way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa.
kuwan dambe gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha, waxay raaxaystaan marka gudaha wax ka galaan, saa

darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala fahmansanayn waxay
dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii laga gooyo meesha keliya ay
ka kacsanayeen maxaa u harayba, naagaha qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga
gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da’da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan sirka ku jrto baa
waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga
wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay
rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka, halkaan ayaad ka akhrin kartaa kintirka meesha uu ku yaallo, si aad u ogaato.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment