Bulsha:- Waxaan guursadey dayar oo laakiin garoop ah halilmaana dhashay ani hortey wax uurna iskumaana yeelanin mudo sideed sano kudhaw.
kadib xaas kale ayaan guursadey waxayna ii dhashay.
marka maxaa sababi kara in dumarku dhashu kaistaagto igaa wali yar.
Jawaabta galamda.net
waa laga yaabaa qof aan gaarin da’da ilmajoojiska inay dhalmada ka istaagto cuduro awgood wax kasta Alle ayuu u noqonayaa
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment