Fursadaha Ugu Wanaagsan Ee Uur Lagu Qaado

Bulsha:- Run ahaantii uur qaadistu waxay ku xiran tahay awoodda Rabbi (SW) isagaana garanaya xiliga qofku uur qaadayo.
Sida cilmi baarista lagu ogaaday fursadda ugu wanaagsan ee uur lagu qaado waa marka ugxanta lasoo daayo ama ay diyaar u tahay in la bacrimiyo. Haweenka inta badan waxay caadadu ka maqnaataa 28 maalmood, maalinta ugxanta lasoo daayo waxay ku aadaa kalabartanka oo ah maalinta 14,  Shanta Maalmood ee ka horaysa fursaddu uur qaadistu way jirtaa.

Cuntada nafaqada leh iyo miisaanka caafimaadka leh waxay caawiyaan in jirku u diyaar garoobo uur qaadista. Nafaqooyinka aad u baahan tahay waxaa ka mid ah: macdanta Zinc, folic acid, macdanta calcium, Vitamin C iyo Vitamin D. Nafaqooyinkaan waxay badiyaan shahwada waxayna ka digaan mid awood leh.




Kulanka joogtada ah ee lamaanaha waxuu kordhiyaa fursadda uur qaadista.  Waxaa muhiim ah in lamaanuhu ay badiyaan kulankooda inta u dhexeysa labada caado.


Daawo Ubahina Muse oo sharaxaysa fursadaha uur lagu qaado






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment