Fariin Daadis Ah Kuna Haboon Qof Ku Qiyaanay Balse Isku Dayaya In Uu Been Kugu Raali Giliyo

Bulsha:- Hadey kula tahay nafta bini aadamka sida ciyaaraha game-ka waad qaldan tahay xabiibi,naf ku aamintay abaal loogama dhigo qiyaano, Lamana dhaawaco qalbi kuu furay albaabadiisa inaad naxariis kula noolaato,haseyeeshee waqti badan ayey qaadaneysaa dad badan oo qalbiyadooda uu hogaamiyo dhaldhalaalka hore ee indhaha soo jiita.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment