Dadka reer Oromo oo calankooda xajka ku qaatay

Bulsha:- Dadka reer Oromo oo calankooda xajka ku qaatay

Dadka oromadu ama loo yaqaano soomaali abow 


waa dad muslimiin ah oo ku nool dalka itoobiya 


waxay ku jiraan gumaad daran sida soomaalida oo kale 


waa dad raba inay ka xoroobaan taliska itoobiya.



sawirka waa xajka waxay wataan calankooda waxayna u baahan yihiin in lagu taageero halgankooda.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment