Bulsha:- Daawo somaliland oo gashay xaalad Adag iyo Dalab Argagax leh oo uga yimid Dowlada Ethiopia itoobiya sida uu baahiyay Tvga aljazeera Tvga Aljazeera ayaa waxa uu wareysi xasaasi ah la yeeshay Raiisul wasaaraha itoobiya waxaana si wayn loogu gorfeeyay xaalada ka jirta dhulka itoobiya iyo Dib usoo kabashada soomaliya Hadaba Raisul wasaaraha itoobiya Mar wax laga waydiiyay Arinta somaliland ayuu waxa uu ku jawaabay somaliland waa dhul soomaliyeed oo ka mid ah federaalka somaliya mana dhici doonto in somaliya lakala gooyo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment