Bulsha:- Hodan Abdirahmaan oo markale dhiiga ku karisay kagadaal marki ay so bandhigtay sawir cirka kusii shareeriyay…..
Fanaanada Waqooyiga America Hodan Abdirahmaan, ayaa soo bandhigtay sawir iyada iyo Mursal Muuse ay madaxa isku hayaan, kaasoo cirka kusii shareeriyay nabarada iyo dareenka Khadro Salimo oo u dhaxday Mursal Muuse.
Mudooyinkii u danbeeyay ayaa xiriirka ugubka ah ee Mursal iyo Hodan, dadku aad u hadal hayeen, waxaana commentiska taageerayaasha Hodan ee ku tixan barteeda Facebook canaan kala dul dhaceen Hodan iyo Mursal.
Dadka qaar ayaa waxay isla dhex marayeen in Hodan iyo Mursal ay is guursadeen, walow bahda jaale news a aysan arintaasi xaqiiqo u heyn.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment