Bulsha:- Xidiga xulka Jarmalka iyo Kooxda Arsenal Mesut Ozil, ayaa sawiro laga soo qaaday isagoo Ilin ka tiraya Saaxiibtiis Mandy Capristo.
Kaddib ciyaartii ay Arsenal ku fal-falaaday Chelsea isla markaana 3-da gool ku xaaqday ayaa waxaa la soo sawiray kubbad qaabeeye Mesut Ozil oo ka soo baxaya Club ku yaala magaalada London waxaana wehliyay saaxiibadiisa Mandy Capristo.
Wargeyska The Sun oo muuqaaladaan baahiyay, ayaa si rasmi ah u shaacin sababaha ka oohiyay Mandy Capristo, xili ay iyada iyo gacaliyaheeda Ozil Baashaal u baxeen.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment