Warbixin Xiiso Leh: Guurka Masaafada (Qudbo-Siro) Iyo Soomaalida (Muuqaal)

Bulsha:-  Warbixin xiiso leh oo laga diyaariyay guurka masaafada (Qudbo-siro) oo Soomaalida Qaar kamid ah   ay kusoo dhaqmayeen mudo dheer, ayaa mudooyinkaan dhalinyarada bilaabeen in ay isku guursadaan.


Inta badan Soomaalida gaar ahaan dhalinyarada is calmata ayaa caan ku ah guurkan, maadaama inta badan waalidiinta ay caqabad ku noqdaan iney isku ogolaadaan oo ay isku guuriyaan lamaanayaasha is calmada.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment