Wadooyin Sahal Ah Oo Aad Gacaliyahaaga Ugu Muujin Karto Jaceylka Aad U Hayso .

Bulsha:- * Noqo qof maskax furan il  gaarna u yeelo erayadaaad u isicmaaleyso marka ay dhacdo in dood ay idin dhex martto , wax waliba oo aad dooneyso waad kala hadli kartaa ninkaada bals ogsoonoow in aadan ka baxin qalcadda ixtiraamka .

* Ku Hor Ammaan Dadka Hortooda : marka uu kula joogo ama uusna kula joogin waligaa ceebihiisa  ha uga sheekeynn  saaxibadaada , haddii lama huraan ay noqoto in aad u baahato saaxib aad kala tashato noloshaada sameyso saaxib caqli badan sirtana qarisa islamarkaana talooyinkeeda yihiin wax ku ool.

*  Ninka U Yeel Qiimo Oo Dariinsii Kaalintiisa Qoyska : kala sheekeyso arimaha caruurta , weydii fikirkiisa ee ku aadan hanaan socodka qoyska , haddii aad tahay gabar shaqeyso weydii sida uu u dareemayo ,  mar waliba dareensii ahmiyadda uu ku leeyahay noloshaada.

* Darensii In Aad Abaal Uga Hayso Ilaalada Iyo Daryeelka Qouysak Uu U Sameynayo : filimhaye waxa ay ku leedahay ninka aad ayuu u farxataa marka uu dareemo in abaal loogahayo dadaalka uu qosykiisa uu u bixinayo.
*  Ka Caawi In Ninkaada Doorashada Shaqada  Ku Haboon : kui dhiira gili marwaliba in uu hor mar ka sameeyo shaqadisa , mar waliba oo aad ku dhiirta giliso kana caawiso shaqada waxa uu yeelanayaa hami dhanka shaqada iyo hor mar uu sameeyo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment