Bulsha:- Baaritaan la sameeyaya ayaa muujinaya in jumladaha ugu adag ee ay haweenka sida weyn uga caroodaan ayaa quburo ku xeel dheer arimaha qoyska ku sheegeen in ay tahay oraahda ah “Maxaan Cunnaa Maanta”oo ay ka maqlaan raggooda .
Waxa ay haweenka u arkaan arintaan amar dadban oo loogu sheegayo in cunnada ay soo diyaariso , iyadoo jumllada labaad ee ay haweenka neceb yihiin waxa ay noqotay “Ma qasab baa in aan wax waliba ihtimaam siiyo yacnii qabto”waan jumlada ragga mar waliba ku dhawaqaan marka xaasaskooda wax ka dalbadaan sida in ay ihtimaam siiyaan caruurta
Sidoo kale haweenka waa ay neceb yihiin ragga sabarka ku yar yahay marka ay hor taagan yihiin wajihada suuliga oo ay xaaskiisa suuliga ku jirto isla markaana ku yiraahda naga soo dhaqso
Haweenka arinkaasi ka carooda ayaa lagu qiyaasaa%54 , waxa ayna haweenka tilmaameen in suuliga ugu soo daahaan is qurxin ayna ragga ka doonyaan erayo ay ka mid yihiin alla qurxoonidaa maanta xitaa haddii aysan dhab ka aheyn .

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment