Bulsha:- Qaar kamid ah magaalooyinka ugu waaweyn dalka Mareeykanka, ayaa waxaa la suray taalooyin Qaawan oo loo soo ekeysiiyay musharaxa Donald Trump.
Qaar kamid ah shacabka Mareeykanka haba ugu badnaadeen kuwa cadaanka ah, ayaa sawiro selfie ah isaga qaadayay taalooyinkan loo soo ekeysiiyay Trump.
Arintaan oo durbaba noqotay majaajilo si xoog ah ganacsi looga sameeyay, ayaa kooxda ka dambeysay sameynta taalooyinkan waxeey durbaba heleen taageero xoogan iyo dalabyo fara badan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment