Daawo Sawiro Layaab leh:- Kuwani waa bini’aadam: Kooxda gabdhaha Japan ee dabaasha la dheelo oo wacdaro la yaab leh ka dhigay Rio

Bulsha:- Kooxda dabaasha ee Japan ayaa wacdaro la-yaab leh ka dhigay ciyaaraha Olympic-kada adduunka ee ka socda Rio, waxayna jah wareer ku rideen daawadayaashii ciyaartooda dabaasha biyaha lagu dhex ciyaaro ah daawanayay.

Ciyaartaan dabaasha ah ee biyaha lagu dhex ciyaaro ayaa dadka intiisa badan aysan fahamsaneyn, taasoo keentay in lagu jah wareero qaabka ay iskula helayaan dhaqdhaqaaqa. 






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment