Sedex gabar baan shukaansadaa ilataliya

Bulsha:- Waxaan any nin dhalinyaraa oo jecal haasaawaha waxaan jeclahy inaan gabar kasta lahaasaaweeyo lajilo jacyal lkn ani igama ahn 

jacylkaasi mid dhaba waxaa dhcdey inaa labo ilaa sedax gabdhood lasheekaysto aayguna dreen dhaba iihayaan Ana Aan kalajeclynba marka talaaa larabaaaa

Jawaab 

maxaad u shukaansanaysaa haddii aadan daacad ahayn oodan guur ka rabin ma waxaad 

moodaa gabdhaha islaameed inay yihiin naago xunxun, 

war ninyahow daacad noqo ha shukaansanin naag aadan guur ka rabin.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment