Qiimaha maqaarka Dameerka oo 50$ ka gaaray dalka Burkina Faso

Bulsha:- Qiimaha haragga Dameerka wuxuu dhowr sanno ka joogay dalka Burkina Faso $4 (£3) maanta waa $50, waa warbixintii wariyaha BBC-da Abdourahmane Dia.

Maqaarka Dameerka waxaa loo iibgeeyaa dalalka Aasiya sidda Shiinaha, Shiinaha sidoo kale dalkaas wuxuu ku lee yahay Kawaan lagu qalo dameerka oo ku yaalla caasimadda Ouagadougou.


Burkina Faso, waxa uu ka mid yahay dalalka saboolka ee galbeedka Afrika.

Qiyaastii 65,000 oo maqaarka Dameerka ayaa la dhoofiyey lixdii bilood ee sannadkan.
Xiggasho: BBC Afrika







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment