Qaabka Jaceyl Fudud Loogu Abuuro Gabdhaha Sida Waalan u isticmaala Facebooka(Sir Lahelay)

Bulsha:- Inta badan Gabdhuhu waa kuwa kala dabeecad duwan kala dhaqan duwan kalana aragti duwan wayna kala fududahay inaad Gabadh-ba si usoo jiidataa , Hadaba Shabakada Ka Hadasha Arimaha Bulshada Shumis.net ayaa ku siineeysa qodobadaan.

Waxaa lama huraan ah wiilka ay ka go’antahay soo jiidashada qofka ay markaasi barashada wadaaga yihiin, Waxay habluhu jecel yihiin Ragga inta badan naftooda ku kalsoon jecel oo iska war haaya.

Labiska : Labiska oo hadba aad muuqaal cusub aad kusoo labisato waxay ka qeyb qaadataa inay gabadhu sahal kugu soo raacdo , waxaayse habluhu aad ujecelyihiin wiilka is taag taaga oo is qiimeeya Ma’aha kan shoowiistaha ah.

Kaftan Badane :Gabdhuhu way ka helaan ragga marka ay barasha wadaaga yihiin aad u kaftama u qosla oo u dhoola cadeeya , waxay saameen ku yeelataa marka ay gurigeeda tagto Shan mar oo kamid ah waqtigeeda nasiinada waxay ku fakaraysaa ineey xariir kula yeelato hana ku dag dagin inaad adigu ka dalbatid xariir.

Daganaan : Inta badan Daganaanta iyo Edebtu waa waxa la isku xusho rag iyo dumar balse Haweenku aadbeey ujecelyihiin Ragga dagan oo aan dhac dhaca badneen taasina waxay kaa saacideysaa inaad sahal qalbigeeda ku kasbato iyagoo qodobkaasi ka duulaameysaa.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment