Maxkamadda ugu sarraysa maamulka France oo daaqada ka tuuray mamnuucida muranka dhalisay ee labiska jirka buuxa ee dabaasha ama "burkini..

Bulsha:- maxkamadda ugu sarraysa maamulka France ayaa daaqada ka tuuray mamnuucida muranka dhalisay ee labiska jirka buuxa ee dabaasha ama "burkini", 


ilaa go'aan kama dambays ah.Golaha Gobolka ayaa xukunka soo saaray jumcahii ka dib codsi ka yimid  

Gudiga Xuquuqda Aadanaha in maxkamada rogto mamnuucidda magaalada Mediterranean ee Villeneuve-Loubet ganaaxa burkiniga iyagoo ku salaynaya in arintaan ay ka soo horjeeda xuquuqda madaniga ah.

Maxkamadda ayaa ku sheegtay hadal ka in amarka lagu mamnuucay burkiniga ee deegaanka Villeneuve-Loubet "si dhab ah oo bayaan ah u tahay sharci darro , 

ayna jebineeso xorriyaadka asaasiga iyo xoriyada shakhsiga".Nidaamka sharciga ee Faransiiska, 


go'aanada ku meel gaar ah ayaa hoos loo dhigi karaa ka hor inta maxkamadda ay qaadaneeso waqti dheeraad ah si ay u diyaariyaan xukun sharcinimada dahsoon ee kiiska.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment