Bulsha:- Dhawaan dalka kenya waxa Ka Dhacay Dhacdooyin Is xiga Kuwaasi oo aad warbaahinta dalka kenya wax uga Qortay.
Hadaba Dhacdo Dhawaan dalka kenya ka Dhacaday ayaa hayad kadib markii nin naag galmo Lasamaaynayey Isku dhagheen.
Iyadoona Siweyn Arintasai Fadexad ugu Noqotay labadaasi Ruux,waxaana Lasheegay Inay Arin tani ka imaaty Ninka oo Falay Naagta.
hadaba Baryahani waxay warbaahinta Kenya hadal haysaa Nin Kale oo Isagoo U galmoonaya Naag uusan qabin Ugu Imaday naagtiisi waxana Ninkaasi dhawaan Maxkamad lasoo tagey Danbi Lagu xukumay maxkamad ku taalo dalka kenya.
Aabahani oo Laha 4 Caruura Ayaa Xili Duhura waxa uu Isku dayey Inuu falkani Ku sameeyo Guriga uu daganaa lakiin waxa nasiib xumo Ahayd markii Xaaskiisi Sikadis Albabkii Ku Soo furtay..
Halkaan Riix Si Aad U Daawato Fadexadaas Foosha Xun

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment