Bulsha:- Markaan guursaday Ayaan Ogaaday Inusan iqancinkarin? Qiso Layaab Leh
Magaalada Qaahira ayaa waxaa kunool Soomaali aad u tiro badan waxaana jirta
in ay dhacdo inay soo gaaraan odayaal guurdoon ah oo isfahanwaa soo dhex maray xaasaskoodii ay ku qabeen Yurub iyo Mareykanka ama kuwo aan waliba salaamin naag mar marna .
kusheegayaan inay dalkii kasoo tageen 20 sano kahor intaasna ay ku mashquulsanaayeen aduun
balse markii ay madaxooda ka arkeen cirro waxey go’aan sadeen inay soo aadaan dalka Masar si ay usoo helaan gabar yar oo wax baratay ama
gabar asluubta Soomaalida iyo iyo Diinteedii ku ad adag balse qisadan ayaa ka duwan kuwii hore.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment