Bulsha:- Hadalkaasi kediska ahi dumarka waa uu ka farxiyaa waxeyna ku noqotaaa yaab jaceylka aay kuu qabtana waa uu kusii kordhayaa waxeyna xusuusnaan doontaa oraahdaasi jaceylka ahi welibana kediska ku noqotay inta aay nooshahay.
Qodobka Labaad : dumarku waxeey aad u jeceylyihiin ninka jirkiisa nadiifiya si qurux badana u labisto ayada darteed una sheego qofka uu isku qurxinayo had iyo jeerna isku nadiifinayaa aay ayadu tahay, waayo gabadhii ihtihaamkaasi lasiiyaa waxeey dareentaa kalsooni buuxdo, mar welibana waxaad la kulmeeysaa ayadoo nadaafadeysan, mana iloobi doonto erayga ah dartaa ayaan mar weliba isku qurxiyaaa “waayo weey iskaa laheeysiiisaaa”..
Qodobka Sadaxaad: Dumarku waxeey jaceylyihiin ninka ka ilaaliyaa barkinta ee had iyo jeer u barkiyaa gacantiisa ama laabtiisa, markii aad kala fogaataan dumarku arintaasi ma iloobaan xusuus kulul ayey ku reebtaaaa.
Qodobka Afaraad: Dumarka soomaaliyeed waxeey jeceylyihiin ninka kula hadla indhaha iyo neefta, macnaha xaaskaaga markii aad u baahantahay inaad gogosha wadaagtaan si toos ah ha ula hadlin, indhaha kula hadal, baaq gooni ah sameysta, dumarku ma iloobaan baaqaasi aad had iyo jeer ugu yeeri jirtay…
Waxaa jiro Arimo faro badan oo ka turjumayo dumarku waxeey jaceylyihiin kuna reebo xusuus aan ebid sal guurin, balse maantay afartaasi qodob oo muhiimka ah ayaanu kusoo koobeynaa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment