DAAWO VIDEO:- Arin La la Yaabay oo Ku dhacday Somalida nin qaniis dhintay oo lagu dukaday salaada

Bulsha:- Wiil Soomaali ahaa oo la sheegay in uu isku badalay qof dumar ah, kadib markii uu maray qaliin xaga xubnaha jirka ah.

Wiilkan is bedelay ayaa la sheegay in lagu dilay dalka Canada, kadibna Maydkiisii la geeyay Masaajidka si loogu tukado.

Hadaba arintan ayaa Culumadda Soomaalida Muran soo dhex gelisay, kadib markii lakala saari waayay in meydka uu yahay qof Rag ah ama qof Dumar ah.

Daawo RIIX HALKAAN






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment