Bulsha:- Orodyahanka reer Jamaica ee sadexa Biladood ee dahabka ah kala hoyday Ciyaarihii Olombikada maanta lagu soo gabagabeeyay dalka Brazil, ayaa muujiyay inuu kamid yahay shaqsiyaadka caaka ah ee katirsan kooxda caabuda Sheeydaanka (Illuminati).
Kooxdan oo ah koox caabuda sheydaanka, ayaa waxaa kamid ah shaqsiyaad dunida caan ka ah, sida ciyaaryahano ciyaara kubadda cagta, Fanaaniin Jilaayaal iyo madaxweynayaal, waxaana adag in qofkii mar galaa uu ka baxo, sidoo kale waxeey leeyihiin calaamado u gaar ah oo lagu aqoonsado.
Usain Bolt, ayaa marwalbo uu guul gaaro sameeyo mid kamid ah calaamadaha ay caanka ku yihiin kooxdan caabuda sheydaanka.




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment